Ardayga ugu sareeya iyo kan ugu hooseeya waxay kasoo jeedaan Gobolka Mudug 10-ka Arday ee imtixaanka Fasalada 8-aad Dugsiyada Dhexe Puntland.
Sidoo kale Ardayga ugu sareeya dhamaan Dugsiyada Dhexe ee Puntland waa Gabar.
Waxaa iyaduna ah wax mudan in la dul istaago 7-da Arday ee ugu saraysa in ay yihiin 5-ka mid ah Gabdho.
Halkan ka akhriso:-

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.