10 Ruux oo ku geeryootay Qaraxii ka dhacay Muqdisho (VIDEO)

Ugu yaraan 10 Ruux ayaa ku geeryootay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmatay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay maqaayad ku taalla Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho, taas oo ku dhow xarunta Hay’adda Nabad-sugida ee Maama Khadiija.

Maqaayadan oo uu beegsaday qof naftiis hire ah ayaa waxaa fariisan jiray Ciidammada NISA iyo dad shacab ah. Hay’adaha Amniga DFS ayaan weli ka hadlin Qaraxan.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading