BBC oo shaacisay in gebi ahaanba la xirayo Tv-geeda ku bixi jiray Af-Soomaaliga

BBC,ayaa ku dhawaaqday in gebi ahaanba Albaabada loo laabi doono Tv-ga BBC Qaybta Af-Somaliga.

Inkastoo aan weli si rasmi ah loo shaacin sababta ka danbeysa in Albaabada la iskugu dhufto xaruntaas.

Go’aankan,ayaa saameyn weyn ku yeelan doona shaqaale oo fara badan oo ka howl geli jiray Tv-gaas BBC-du go’aansatay in gebi ahaanba la xiro.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading