Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya oo difaacay heshiiska SL ay la galeen

Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya,ayaa difaacay,isagoo ka khudbaynaya Shirka QM heshiiskii is af-garad ee ay la galeen Maamulka Somaliland.

Wasiirka arrimha dibadda Itoobiya Taye Atske-Selassie,Ayuu yiri “Is af-garadkaas,waxa uu salka ku hayaa hannaanka Siyaasadeed ee Somaliya u yaalla marka heshiis la galayo”.

“Ujeedada heshiiskan,ayaa ah kobcinta horumarka Gobolka,waxaana kuwo la mid ah heshiiskaas Af-garad aan la galnay dhawaan Dowlado kale”Ayuu ku daray hadalkiisa,W.Arimaha Dibada Itoobiya.

“Majirto sabab DFS ay uhuriso Colaad oo ay muhiimad ysiin waydo xiisadaha Gudaha Wadankeeda ka haysta”Ayuu ugu danbayn yiri.W.A.Dibada Itoobiya.

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading