Somaliya iyo Itoobiya oo yeeshay wareeggii ugu horreeyay ee wadahadallada farsamo

Somaliya iyo Itoobiya,ayaa yeeshay wareeggii ugu horreeyay ee wadahadallada farsamo ee kadib heshiiskii Baaqa Ankara, oo lagu doonayo in lagu xoojiyo xiriirka labada dal iyo nabadda gobolka.

Wadahadalladan, oo Talaadadii ka dhacay Magaalada Ankara,ayaa waxaa martigeliyay wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan, iyadoo wafdiyada ay hoggaaminayeen Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya, Dr. Gedion Timothewos, iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Somaliya, Cali Maxamed Cumar.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading