Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday ee DFS Maxamed Mursal ayaa shan kulan ka joojiyay illaa 15 xildhibaan oo lagu eedeeyay inay is hortaag ku sameeyeen fadhigii maanta ee Golaha.
Xildhibaanada kulamada uu ka joojiyay Guddoomiye Mursal ayaa waxaa kasoo muuqday Xildhibaano aan joogin kulankii maanta, sida Cilmi Maxamed Nuur.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.