Aadbaan ugu farxay 29-Maalmood kadib Madaxweynaha oo qoyskiisa la jooga in la arkay Sawiradiisa.

Sidaan shalay sheegay Madaxweynuhu waxuu kusii jeedaa Dalkii hooyo iyo Puntland.

Sida qorshuhu yahay Madaxweynuju waxuu furi doonaa shirar muhiim ah oo ka dhici doona Garowe 15-ka bishan kadib.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.