Madaxweyne Axmed Madoobe oo kula kulmay Garowe wakiilada Beesha caalamka Ee Somaliya

Kulankan uu madaxweyne Axmed madoobe la qaatay Wakiilada beesha caalamka ee Somaliya,ayaa looga wada xaajooday qodobo ay ugu muhiimsanaayeen….

1.Kaalmada Midowga Yurub uu siiyo jubaland.
2.Mashariicda ay ka wadaan qaybo ka mid ah Jubbaland sidii loo dardar galin lahaa kuwo Cusubna loo bilaabi lahaa.
3.Arimaha Siyaasada ee guud ahaan Somaliya.
4.Dagaalka ka dhanka ah Argagixisada.

Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugnaa Garowe waxuu ku lamo kala duwan la qaatay Masuuliyiin ka socda Beesha caalamka iyo Ururada daneeya Arimaha soomaaliya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading