Shabakad Alshabaab ah oo lagu qabtay Bosaso

Ciidamada amaanka Puntland hawlgalkii Suuqa Bosaso ee saakay waxay kusoo qabteen Shabakad xiran oo Alshabaab ah.

Balse waxaa ka baxsaday goobta Amiirkii hogaaminayay oo u dhashay beesha Isaaq,kaasoo ay Ciidanku ku raad joogaan.

Bosaso waxaa ka socda hawlgalo culus oo amaanka sare loogu qaadayo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading