Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya,ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay codsiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee ahaa in fasaxa Baarlamaamka dib loo dhigo mudo Bil ah,Sida uu ku dhawaaway Aadan Madoobe.
Waxaa jira Xildhibaano door ah oo ka hir yimid,isla markaana ku eedeeyay Gudoonka in ay shaaciyeen natiijo been abuur ah.
Si gaar ah,waxay udhaliileen Gudoomiye Aadan Madoobe oo meel mariyay Tiro aan cadayn oo Cod ah,sida ay sheegeen Xildhibaanada.
Halkan ka daawo Aadan oo ku dhawaaqaya
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.