Aaran oo xilka ka qaadaya Wasiirka Cadaalada Puntland

Aaran-jaan waxay Madaxweyne Deni ka codsadeen in Wasiirkii Dhulbahante ee geeriyooday Gamaa’diid booskiisii loo magacaabo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha.

Agaasimaha guud ee Wasaarada Beeraha waa dadka taabacsan kooxda beel ahaana ay isku dhow yihiin.

Kooxda Aaran waxay kaloo Madaxweynaha usoo bandhigeen in Wasiirka Cadaalada Cawil Shiikh Xaamud oo beel ahaan Ciise Maxamuud ah laga qaado xilka loona dhiibo Nin Dhulbahante ah.

Jibril Qoobey


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading