Abaabul Mooshin oo si weyn uga socda Muqdisho

Mooshinka iskiis u abaabulan,ayaa Muqdisho kasocda.

Lama yaqaan cida ku bixi doonta Gudoonka Baarlamaanka ama Ra’isalwasaaraha.

Dawlada Xasan hogaaminayo waxay Lacago badan ilaa xalay ilaa maanta ku bixinaysaa sidii Mooshinkaas loo joojin lahaa.

Xubno badan oo mucaarad iyo siyaasiyiin isagu jira,ayaa xooga saaraya sidii ay ukasban lahaayeen xildhibaanada mooshinkana loo gayn lahaa Golaha Baarlamaanka.

Xidhibaanada 70% Dowladu taageero kama haysato wakhtigan.

M.Xasan hogaamintiisu,waxay umuuqataa mid jahwareersan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading