Raβiisal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed oo qoraal dheer uu kaga hadlayo xaaladaha colaadeed soo dhigay Bogiisaβ ayaa guud ahaan Shacabka Itoobiya ugu baaqay inay hubka qaataan oo Dagaalka lagula jiro xoogaga Tigray kuso biiraan.
Abiy Axmed oo guulo badan ka sheegtay Dagaalka ayaa yiriβ waxaan ku guuleysanay inaan burburino Cadawgaβ waxaana sii wadaynaa guulaha aan ka gaareynoβ kuwa Raba inay dalkeena burburiyaanβ
Degaano badan oo kuyaal Waqooyiga Itoobiya ayaa waxaa ka socda dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka Itoobiya iyo iyo xoogaga TPLF, iyadoo Tigreega ay u suuragashay qabshashada magaalooyin muhiim ah iyo burburinta cududii Ciidanka DF Itoobiya.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.