Abiy iyo Xasan Shiikh miyay si qarsoodi ah ukulmeen?

Jariiradan oo ka mid ah kuwa loogu kalsooni badan yahay,waxay xaqiijisay dhawr arimood…

1.In Xasan iyo Abiy mar ay si qarsoodi ah ukulmeen.

2.In Somaliya ay uballan qaaday Itoobiya in ay siinayso Xeeb kale oo aan Magaceeda la shaacin.

3.In kulankan Turkiga Diblomaasiyadiisa muhiim uyahay in uu guulaysto.

4.In hadii Shirkan fashilmo kala fogaansho ku imaanayo xiriirka Turkiga iyo Somaliya oo taaasi cadaadis ku tahay Somalida.

Ugu yaraaan Shirkan,waxa ay Somalidu ka faa’idayso,waa in Muuse qorshihiisii la hakiyo.

JQ.

middleeasteye.net/news/turkey-ho…


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading