Abiy oo Ciidamadii ugu Badnaa Usii daabulaya Furimaha Tigreega

Xukumada Abiy,ayaa Ciidanki iyo Hubkii ugu badnaa udirtay furimaha dafaalka.

Cutubyo ku hubeysan Mechaniska ee Taangiyada iyo Madaaficda,ayaa uruqaansaday Rama, Tserona, iyo Zelambesa. Ee deegaanka Tigreega iyo Xadka Sudan.

Dagaalada ka dhex socda Ciidamada Huwanta iyo kuwa Tplf waa sii xoogaysanayaan,waxaana muuqata in baaqyada Beesha caalamka aan Dhag jalaq loo siinayn.

Xukumada Abiy,waxay ku dadaalaysaa intaan wada hadaladu bilaaban in ay guula ka gaarto dagaalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading