Abiy oo ka hadlay dagaalkii Sudan iyo Itoobiya

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali oo dhacdadii shalay Xuduudka ku dhexmaray Ciidamada Suudan iyo Itoobiya ka hadlay,ayaa sheegay In dowlada Itoobiya ay si dhaw ula socoto dhacdadaas.

“Dhacdooyinka noocan oo kale ah ma Jabin doonaam Xiriidhka udhexeeya Labadeena Wadan, maadama aanu had iyo Jeer Wadahadal u Isticmaalno arimahan si aan u Xalino”.Ayuu yiri Abiy.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading