Maamulka Abiy ee Adis-ababa ka arimiya waxuu soo samaystay Lacag cusub.
Lacagta cusub waxay ka kooban tahay 10,50,100 iyo 200 oo isku taala.

Ujeedka ugu weyn ee Abiy ka leeyahay samaynta Lacagtan,ayaa ah in uu ku cadaadiyo Tigreega oo la aaminsan yahay in ay haystaan kayd fara badan oo Bir ah.

Balse Abiy waxuu ku doodayaa soo samaynta Lacagtan in ay ku khasab tay ka hortagida Lacagaha been abuurka ah.


Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.