Abiy oo si weyn Uceebeeyay hogaaminta Mustafe Cagjar

Wuxuu yiri Abiye Axmed oo
Xukuumada Deegaanka Somalida ka hadlaya..

  1. Xukuumada Deegaanka Somalida,ayaa lacagta musuq ah Wajaale ka talaabisa !.
  2. Xukumada Deegaanka Somalida ayaa Shidaalka Xuduudka ka talaabisa !.
  3. Deegaanka Somalida biyo la’aani kama jirto ee maamul xumo ayaa ka jirta !.

Somalidu waa Dadka ugu horeeya ee ka faa’iday PP.,Somalida anagu ma faragelino oo Mustafaa xukuma.

Hadalkan,ayaa ku ah waji gabax hogaaminta Madaxweyne Mustafe oo ku faana in u hirgeliyay nidaam Dowladeed oo hufan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading