Abiy oo udigay kuwa diidan kala dirista Ciidamada Deegaamada

Abiy Axmed,ayaa ka hadlay kala Dirista Ciidamadda Deegaanada ee Liyuu Booliska loo yaqaan.

“Macno ma keenayso Ciidamo badan oo kala aragti ah balse,waxaa loo bahan yahay Hal Ciidan oo Awood leh, Khibrad leh oo Tayaysan kuwaas oo Difaaca Qaranka Itoobiya”Ayuu yiri Abiy.

Wuxuu kaloo sheegay in Dowladiisu Shaacin doonto cid walba oo diidan aragtida kala Dirista Ciidamadda Deegaanada ayna Talaabo Sharci ah ka qaadayaan.

Itoobiyaanja,ayuu ka codsaday in loo baahan yahay Xoojinta aragtida wadaniyadeed iyo Difaaca Qaranka.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading