Miyuu Abiy xisaab khaldan isku dhufsaday??

Xisaab khaldan,ayuu isku dhufsaday Abiy.

Balse wax walba sidii uu filayay ma noqon.

Ragii ugu dhawaa ee uu isku halaynayay,ayaa garabkiisa baneeyay.

Qowmiyadiisii,ayuu miisaan ku dhex yeelan waayay oo xataa ka waayay koox difaacda.

Tigreegii uu islahaa waad ka adkaatay oo Amxaaro iyo Eretereyaan baad ka hoos gashay si fudud ayay dhul gariir wax lagu tilmaami karo oo kacdoon shacab ah u abaabuleen sirdoonkooda khatarta ah weli.

Abiy haduu ka badbaado xaaladan waxaa la fili karaa in uu sanadka ku darsashada ah laysan doono.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading