Abwaan Sungub oo geeriyooday

Alla ha u naxriistee waxaa isbital kuyaala magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya ku geeriyooday Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise(AbwaanSangub).

Abwaan Xirsi Dhuux Guddoomiye ku xigeenka Golaha abwaannada Qaranka ayaa xaqiijiyay Geerida Abwaan Sangub,isagooo eebe uga baryay in uu naxriistiisa uu ka waraabiyo.

Abwaanka Soomaaliyeed ee Maxamuud Cabdullaahi Ciise(Sangub) ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey xanuunsanayay,waxaana markii ugu dambeysay kujiray isbital kuyaala  Dalka Itoobiya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading