Adis-ababa oo laga rarayo xarunta Midowga Afrika

Shan iyo toban (15) xubnood ayaa soo jeedisay in xaruunta Midowga Africa, laga wareejiyo Addis Ababa, diblomaasiyiintana laga daad gureeyo, inta aan qalalaasuhu Ethiopia, u rogin sidii Libya.

Kigali (Rwanda) iyo Gaborone, Botswana, ayaa kamid ah meelaha middood la dooran doono. Haddii arrintaasi hirgasho, Egypt, ayaa guul weyn u aragta in xaruunta Midowga Africa, laga raro Ethiopia.

Dood muddo socotay ayey ahayd. Hayeeshee, mashaqada hadda ka socota Ethiopia ayaa markale macno u yeeshay dooddaan.

Abdiqani Dhegjar


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading