Madaxweynaha Dowlada Puntland Siciid Cabdulaahi Deni,ayaa umagacaabay Afhayeenka madaxtooyada Jaamac Dabaraani oo ka mid ahaa wariyayaasha Garowe ka hawlgala.
Afhayeenka Madaxtooyada Puntland waxaa horay u ahaa Cabdulaahi Quraan-jecel oo hada ku sugan dalka Turkiga.
Jaamac Dabaraani ayay dad badzni u arkaan shaqsi aan buuxin karin booskaas.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.