Afhayeenka madaxtooyadda Soomaaliya , Cabdikarin Cali Kaar ayaa raali-gelin ka bixiyey wax uu ku sheegay “fasiraad” qaldan oo warbaahinta qaar ka bixisay qaabkii uu u sharraxay wada-hadallladii Madaxweynaha Soomaaliya iyo Masar.
Mr.Kaar wuxuu raalligelintan ka bixinayaa hadal kiis sii ahaa ‘Xasan iyo Siisi kama wada-hadal webiga Niilka’, arrintaasi oo uu toos u sheegey madaxweyne Siisiga Masar.
Halkan ka akhriso:-

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.