AFRICOM oo sheegtay in Farmaajo kaga halis badan yahay Somalia Al-Shabaab

Taliyaha ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) Gen. Stephen Townsend, oo su’aalo ay weydiiyeen aqalka sare ee dalkaas ayaa sheegay in xilligaan uu madaxweynaha DFS ee muuda xileedkiisu dhamaaday uu ka Qatar badanyahay kooxda Shabaab.

“Walaaca ugu weyn ee xilligaan naga heysta ma aha Al-Shabab, ee waa is-mari waaga siyaasadeed ee u dhexeeya DFS iyo dowlad gobaleedyada … Waqti kordhinta loo sameeyay xafiiska madaxweynaha, ayaan filayaa iney tahay caqabadda ugu weyn ee xilligaan,” ayuu dhahay Townsend oo ka jawaabayay su’aal uu weydiiyay Senator Jack Reed.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading