Boosaaso, 27, November, 2021: Agaasime Ku-xigeenka Cusub ee Ciidamada Badda iyo Bariga Puntland ee PMPF Mudane Maxamuud Silaal Cumar ayaa xilka kala wareegay Agaasime Ku-xigeenkii hore ee Ciidamada PMPF Axmed Yuusuf Axmed.
Munaasibadda Xilwareejinta ayaa ka qabsoontay Taliska Guud ee Ciidamada PMPF ee magaalada Boosaaso.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.