Agaasimaha Nisa oo qaatay Shahaadadii Xildhibaanimo

Siihaayaha Agaasimaha NISA Yaasiin farey,ayaa qaatey shahaadada Xildhibaanada,isla maanta ayuuna qayb ka noqonayaa xildhibaanada la dhaarinayo.

Marka la dhaariyo Yaasiin Farey,waxuu si Dastuuriya ulimanayaa Agaasimaha Nisa.

Dastuurka Fadaraalka Somaliya ayaa udiidaya in Yaasiin Farey sii ahaado agaasimaha NISA,isla markaana uusan qaban karin masuuliyad ka hoosaysa Wasiir.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading