Agaasimayaal ku xigeenadii hay’ada Sirdoonka Fadaraalka oo shaqadii laga joojiyay

Sida ku cad warqad ka soo baxday Xafisska Agaasimaha Guud ee Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen ayaa shaqada looga joojiyay kuxigeenadiisa 1aad iyo labaad.

Ku xigeenka 1aad ee Hey`adda Nabadsugida Sareeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa xilkaas soo hayay ilaa iyo xiligii dowlada uu hogaaminayay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, halka Col. C/qaadir Maxamed Nuur oo xilkaan loo magacaabay xiligii Taliyaha NISA uu ahaa C/laahi Sanbaloolshe.

 

 

Halkan ka akhriso:-

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading