Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha PL oo xilka laga qaadayo

Madaxweyne Deni,ayaa laga sugayaa Magacaabista Agaasimayaasha cusub ee Wasaaradaha PL.

Agaasimayaasha sida hordhaca ah loo helayo xogtooda ah in xilka laga qaadayo…

1.Agaasimaha hay’ada PHA Sugulle.
2.Agaasimaha Pisa Jamaal Carab.
3.Agaasimaha W.Maaliyada Jowle.

Madaxweyne Deni,ayaa lagu dhaliilaa Gacan culays. iyo in ay wakhti qaadato .

 

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading