Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mudane Cabdulkadir Cilmi Cali, u magacaabay Agaasimaha Guud ee Heyβadda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, iyadoo xilka laga qaaday Maxamed Aadan Koofi oo xilkan hayay tan iyo 2016.
Koofi ayaa horay usoo noqday Taliyiha Nabasugidda ee gobolka Banaadir, inta aan loo magacaabin Hayβaddan, iyadoo la hadal hayaa in loo magacaabi doono Agaasimaha Guud ee Hayβadda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.