Agaasimihii hay’ada socdaalka iyo jinsiyadaha Puntland oo dib loogu fasaxay shaqadiisa

Madaxweyne xigeenka Dawlada Puntland Eng Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey,ayaa dib ugu fasaxay shaqadiisii agaasimihii hay’ada socdaalka iyo jinsiyadaha Puntland oo maalmo ka hor uu shaqso joojin ku sameeyay.
 
Ma cada sababta dhabta ah oo markii hore shaqada looga joojiyay agaasimaha,sidoo kale si cad looguma qeexin waxa loo cuskaday dib u fasixida shaqadiisa agaasimaha hay’ada socdaalka iyo jinsiyadaha Puntland wareegtada maanta soo baxday.
Halkan ka akhriso:-

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading