Agaasimihii hore ee w.warfaafinta fadaraalka oo la amray in lasoo xiro

Qoraalka ka soo baxay maxkamadda oo lagu socodsiiyey Taliska booliska ee gobolka Banadir isla markaana ogaysiin la siiyey xeer ilaalinta, ayaan wax faahfaahin ah lagaga bixinin eedaha loosoo jeedinayo agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta.

Ilo ku lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinay jiritaanka waraaqdan hase ahaatee faahfaahin intaas ka badan lama bixinin.

Bilawgii bishan April ayay ahayd markii Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmana Cumar CusmaanYariisow uu shaqada si ku meelgaar ah uga joojiyey Agaasimaha Cabdirisaaq Bahlawi.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading