Agabkii ka dhimanaa casriyaynta garoonka Kubada Cagta Cawaale oo soo gaaray Gaalkacyo

Waxaa Magaalada Gaalkacyo soo gaaray qalab ka dhimanaa agabkii loogu talagalay in lagu Casriyeeyo Garoonka kubada Cagtaa ee Cawaale.

Agabkan oo iskugu jira 3,008 oo kuraas ah, Shabaqyadii Goolasha, goomihii rooga iyo Mashiinadii lagu xirilahaa kuraasta iyo Rooga.

Dadaal dheer oo ay galeen dhalinyarada Gobolka Mudug ayaa keentay in maanta la gaaro guushan.

Xigasho:-Kasmaal Media.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading