Ahlu-sunna oo kahor timid qorshaha DFS ee Degaanadeeda (War-saxaafadeed)

War murtiyeed ka soo baxay Golaha Sare Ahlusuna Wal Jameeca, kuna saxiixnaa Hoggaamiyahooda Macalin Maxamuud ayaa looga soo horjeestay in Ciidamo AMISOM iyo Ciidamo Soomaaliyeed in la keeno deegaanada Ahlusuna.

Ahlu-sunna ayaa sheegtay in in shirka loo ekeysiiyay Dib u heshiisiinta ay ku baaqday DFS uu yahay mid baalmarsan habraacyadii saxda ahaa, maamulkiisana gacanta loo geliyay dad aan xog ogaal aheyn.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading