Bayaan kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa lagu Cadeeyay in aysan qeyb ka aheyn Doorashada boobka ah ee DFS ay dooneyso in maamul loogu dhigo Galmudug.
Ahlusunna waxa ay caddeysay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay soo xushay Xildhibaanada Galmudug 69 ka mid ah,islamarkaana loo diiday Odayaasha dhaqanka in ay soo xulaan.
Waxa ay sheegeen Ahlusunna in aysan qeyb ka ahaan doonin dhismaha maamulka Galmudug ee hadda socda, waxaana ay ugu baaqeen dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshadda Shir looga hadlaayo dhismaha Galmudug.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.