Ahlusunna Oo dhaliishay Gudiga Farsamada

Qaar ka tirsan xildhibaannada ay soo xuleen maamulka Ahlu-Sunna,ayaa waxa ay eedeyn u jeediyeen Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Galmudug.

Xildhibaannada ayaa waxa ay sheegeen in Guddiga Farsamada ay caqabad ku yihiin dhismaha maamulka Galmudug.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in xildhibaannada ay soo xushay Ahlu-Sunna aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin shuruudaha ay soo saareen Guddiga Farsamada


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading