Hoggaamiyaha guud ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa faah fahain ka bixiyay qorahahooda Galmudug iyo hadii ay wada-hadallo la galayaan Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug.
Macalin Maxamuud oo Wareysi siiyau Idaacadsa BBC-DA waxaa uu sheegay in ka Ahlusunna ahaan ay Galmudug u deeynayaan doorka Madaxweynaha, iyagana ay leeyihiin doorka Ra’iisul Wasaaraha.
Waxaa uu si cad u sheegay hadii ay dhici waayaan wada-hadallada Ahlusunna iyo Galmudug inay howshooda dowladnimo iska sii wadan doonaan, isla markaana ciddii soo weerarka ay iska celin doonaan.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.