Video:-Ajaanib ku geeriyootay Qaraxii Ex-Control Afgooye

Dadka ku geeriyooday Qaraxa,waxaa ka mid ahaa labo Injineer oo Turki ah iyo seddex askari oo ilaalo u aheyd, kuwaas oo la socday Gaari la sheegay in uu ahaa nooca aysan xabaddu karin oo marayey goobta.

Warka,ayaa sheegaya in bartilmaameedka Qaraxu uu ahaa Gaariga ay la socdeen Injineerada Turkiga ah ee dhisayay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

Khasaaraha ugu badan wuxuu gaaray Dad shacab ahaa oo isugu jiray arday Jaamacadeed oo la socday Gaari Bas- ah iyo kuwa kale oo la socday Gaadiid Dadweynaha ee loo yaqaan BL-ka ah,sidoo kale waxaa goobta taagnaa Gaadiid laga qaadayey Canshuur,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading