Akhriso: Beelaha ay kasoo kala jeedaan Wasiirada cusub ee Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa 19 bishan magacaabay xubnaha Golaha Wasiirada cusub ee Jubbaland, kuwaas oo ka kooban 23 Wasiir, 22 Wasiir kuxigeen iyo 5 Wasiiru-dowle.

Hadaba, Shabakadda Idilnews waxay idin la wadaagaysa sida beelaha Jubbaland dega ay u qeybsadeen 23 Wasiir. Hoos ka Akhriso Magaca Wasiirka, Wasaaradda uu joogo iyo Beesha uu kasoo jeedo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading