Xiriirka Kubadda cagta Puntland ayaa caawa ku dhawaaqay isku aadka Tartanka 8-aad ee xulalka 9 Gobal ee Puntland, kaas oo bilaabanaya 1-da August oo ku beegan Aas-aaska Puntland.
Xulalka Gobalada Nugaal iyo Bari oo ka wada tirsan Group-ka A ayaa lagu furi doona Tartanka.

Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.