Akhriso: Jadwalka khudbadaha xiritaanka Shirka Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka

Qaban-qaabada Munaasabadda xiritaanka Shirka Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka oo maalmahan uga socday Teendhada Afisyooni ee Muqdisho Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble iyo Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabelle iyo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ayaa ka socota Muqdisho.

Waraaq ay heshay Warbaahinta ayaa muujinaysa sida uu ku soconayo Jadwalka khudbadaha Munaasabadda xiritaanka Shirka laga jeedin doono.

Jibril Qoobey


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading