Akhriso: Jubbaland oo magacowday Guddi cusub

Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa maanta magacaabay guddiga diyaar garowga iyo ka jawaabista aafooyinka.

Guddigaan oo ka kooban 11 xubnood ayaa loo magacaabay si ay gundhig ugu noqdaan ka wajaabista iyo u diyaar Garowga dhammaan musiibooyinka iyo Aafooyinka ka dhici kara dalka gaar ahaanna Jubbaland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading