Akhriso: Jubbaland oo mamnuucday in hub lagu dhex qaato Kismaayo

Wasiirka Amniga Dowlad Gobaleedka Jubbaland Gen. Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal), ayaa mamnuucay in hub lagu dhex qaato magaalada kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Jubbaland, xilli ay bilaabanayso dhowaan doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS.

Waraaq kasoo baxday Wasiir Dhuumaal ayaa lagu sheegay in hubka lala dhexmaro Kismaayo loo ogolyahay Laamaha Amniga Jubbaland, ilaalada Madaxda iyo Masuuliyiinta.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading