Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Puntland ayaa ku dhawaaqday Liiska xubnaha Golaha deegaanka degmada Qandala ee gobalka Bari, kuwaas oo ka kooban 27 xubnood.
Xildhibaanada Golaha deegaanka cusub ee degmadda Qandala ayaa 7 kamid ay yihiin Haween, waxaana la filayaa inay saanadaha soo socda ay doortaan Guddoomiyaha iyo Guddoomiye kuxigeenka Qandala.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.