Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ( Madaale) ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Waaxda Dab-damiska dowlada hoose Xamar Cabdullaahi Maxamed Cabdulle ( Saney) oo maanta sheegay inuu is casilay kadib markii uu gudan waayay waajibaadkiisa shaqo sida lagu sheegay warqada xil ka qaadistiisa.
Sidoo kale, guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa C/laahi Maxamed Cabdulle u magacaabay agaasimaha waaxda arimaha dibada ee dowlada.
Halkan ka akhriso:-
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.
Be the first to comment on "Akhriso:-Madaxii dabdamiska Muqdisho oo xilkii laga qaaday"