Akhriso: Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay Wasiiro

Madaxweynaha Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa u Magacaabay Maxamed Ibrahim Ogle Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaaleynta & Dib u heshiisiinta sidoo kale waxaa Madaxweynahu uu Maxamed Axmed Cusmaan u Magacaabay Wasiir Dowlaha Madaxtooyada Dowlada Jubaland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading