Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Roobe ayaa magacaabay Guddi Farsamo ka soo tala bixiya xal ka gaarista khalaalisihii ka dhacay Muqdisho
Guddigan oo ka kooban 11 xubnood ayaa isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano, oo ka kala socda Xukuumadda iyo Mucaaradka, waxaana Guddoomiye looga dhigay Wasiirka Amniga Xasan Xundubeey Jimcaale.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.