Akhriso: Mareykanka oo dib u bilaabaya Taageeradii uu siin jiray Ciidanka Somalia

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay iney dib u bilaabeyso Taageerada ay siin jirtay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, kaas oo uu goostay ku dhowaad labo sanno kahor.

Mareykanka ayaa sheegay in go,aankooda uu yimid kaddib markii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay isbadal ka sameysay dib u habeynta nidaamka xisaabaadka iyo isla xisaabtanka.

Dowladda Mareykanka oo taageerada joojiyey December 2017-kii ayaa waxaa uu ku celiyey inuu kalsooni ku qabo dowladda federaalka ah iyo xoogga dalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading