Akhriso: Natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland oo la shaaciyay

Wasaaradda Waxbarashada dawladda Puntland ayaa shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee dugsiyada sare ee Puntland, kaas oo kaalinta kowaad ay gashay Asma Maxamed Maxamuud oo noqonaysa gabadhii u horeysay ee hoggaamisa natiijada imtixaanaadka dugsiyada sare ee Puntland.

Hoos ka Akhriso natiijada 10ka arday ee ugu sareysa imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad.

IDILNEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading