Akhriso:-Qodobadii ay kala saxiixdeen beelaha Cumar Maxamuud iyo Bah-ararsame

Deegaanka Meegaagle waxaa maanta heshiis dhaxal gal ah ku kala Saxiixday Beel weynta Cumar maxamuud iyo Baharasame oo mudo Sanado ah ku dagaalamayay deegaanka Cagaare.
 
Beelahan ayaa heshiis kooda waxaa qayb laxaad leh ka qaatay Isimada Dhaqanka Puntland oo isaga kala yimid Gobolada Puntland Waxaana shirkan fududaysay qabsoomidiisa Dowlada Puntland .
 
Dhanka Amnigana waxaa sugayay Ciidamada Dowlad deegaanka Itoobiya.
 
 
AKHRISO QODOBADII KA SOO BAXAY SHIRKA:-
 
1-In labada dhinac ay nabadda wada qaataan
 
2-In muddo saddex sano ah magta ah lagu bixiyo
 
3-In sanadka ugu horeeya labixiyo 33
 
4-Sanadka labaad waxaa la bixinayaa geela lacagta ah ama la qiimeeyey
 
5-Sanadka ugu dambeeyana la bixiyo inta dhiman.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading